Hargaysa: Ururka Afur Kalkaal Oo Raashin Ku Caawiyay 60 Qoys + SAWIRRO

0
701

Hargaysa (HP): Ururka Afur Kalaal ayaa caawimo raashin ah gaadhsiiyay qoysas dan yar ah oo degan xaafadda Qudhac dheer ee caasimada Hargaysa.


Ururka Kalkaal oo ah urur dhalinyaro ayaa sanad kasta marka la gaadho xiliga ramadaanta waxay caawiyaan qoysaska danyarta ah.

“Afur-kalkaal iyo Sida ay ku Bilaabantay iyo waxyaabaha nagu dhaliyay inaanu dhaqaale u uruurino Walalaheena Baahan ee inala Nool, runtii waxay noo ahayd wax dream ah oo in badan aanu hore uga wada Hadalnay sxb aanu india wax ku soo wada baranay, lakiin Illahay nahaleelsiiyay Ramadaantii Hore ujeedanu maaha inaanu intaas ku eekano waxaanu wadna fikir intaas ka balaadhan Illahay ha nagu Garab galee”Hadalka waxaa yidhi Abdirahman faarax oo ka mid ah Maamulka jimciyadda Afurkalkaal.

Raashinka bishan aanu qaybinay waxay dhantahay 350 qoys oo aanu u qaybinay degmooyinka magaaladda hargaysa.
Sidaa waxaa yidhi Ahmedyasin sh cumar ahmed, oo ka mid ah maamulka jimciyadda afurkalkaal.

Daawo: Warkaasi:

Hargeisa Pres.com/Hargeisa Press.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here