Hargaysa: Booliska Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Eedaysane Dukaan Dhacay

0
431

Hargaysa (HP): Ciidanka booliska JSL ayaa gacanta ku dhigay eedaysane dhac ka geystay mid ka mid ah suuqyada Hargeysa.

Ninkan ayaa la sheegay inuu isaga laftiisu ahaa ganacsade, isla markaana uu lacag badan ka dhacay dukaan ay jaar yihiin isla dukaankiisa.

Taliska booliska Somaliland oo dhacdadani ka warbixiyay ayaa sheegay in ninkaasi ay soo qabteen.

HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here