HAMBALYO: Mustafe Cabdikariim iyo Farxiya Faarax Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaladda Hargeysa + SAWIRRO

0
746

HARGEISA- Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Xamse Jirde, Khadar Cabdi Muuse, Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed,Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Mustafe Cabdikariim Ducaale iyo Farxiya Faarax Jamac oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalada hargeysa, waxaan leeyahay noqda kuwii isku waara ee awlaad barakaysan alle kala siiyo.
Aamiin Aamiin.

HALKAN HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here