Hambalyo Meher: Sekeriye Osman Ahmed iyo Samiira Mohamed Adam

0
812
Aabo Abdisalaan Tarabi Jama iyo Hooyo Xiis Hussein Mohamed, Caruurteeda iyo Marwo Farax Fiicane Tarabi iyo seygeeda Hussien Sheikh Ali Warsame, Iyo Muna Fiicane iyo Dhaaman qoysaskaasi oo kala jooga dalka dibadiisa iyo gudihiisuba waxay hambalyo Meher wacan Udirayaan Boqorka iyo boqorada lamaanaha geyaankood idilkii iska calmaday Sekeriye Osman Ahmed iyo Samiira Mohamed Adam oo 15-Bishan November 2015 meherkoodu ka dhacay Hotel deero ee Magaalada BURCO,Waxaanay leeyihiin Aqal galkiina ku gaadha Bash bash iyo barwaaqo noqda labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here