Hambalyo Aroos Wacan: Yuusuf Maxamed Cabdi(Y.Iimay) iyo Marwadiisa Nimco Cali Muuse oo Arooskoodu Ka dhacay Hargeisa + SAWIRRO

0
905

Cabdi Muuse Dhulqod,Maamulaha Shirkada Shiraaqle Trading Company Ganacsade Nuur Muuse Shiraaqle,Maareeyaha Shirkada Laydhka Shiraaqle Electric Power  Md. Maxamed C/raxmaan  C/laahi (M.Shanfool), Gudoomiye Kuxgeenka Degmada Maxamed Mooge Mustafe Axmed,Sharmaarke Muuse Dirir ,Eng. C/wahaab Axmed Yaasiin Gabaxadi, Alfanaan Cabdi Hani Xaashi C/laahi ,Eng.Qaasim Ismaacil Xasan ,Guuleed Obsi Cige, Xamdi Aw Ciise Kaahin, Qaasim Ismaaciil Tiger,Xasan Axmed C/laahi Caateeye, Faysal Cali Cumar ,Mubaarik Axmed Boodhle, Eng.Shiine Axmed Wacays, Miyir Cali Xuseen,Gudoomiye Geele Cumar Coofle,Miyir CalI Xuseen ,Garyaqaan Xasan Axmed Aw Xasan(X.Asafe)

Dhamaan asxaabtaasi waxay Hambalyo Aroos Wacan U Dirayaan  Arooska Eng.Yuusuf Maxamed Cabdi(Y.Iimay) iyo Marwadiisa Nimco Cali Muuse oo Arooskoodu Ka dhacay 25/08/2015 Shiraaqle Hotel Hargeisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here