Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay Kulankii Bahda Cadaaladu La Qaadatay Madaxweynaha

0
849

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta kulan dardaaran ah la qaatay garsoorka maxkamadda sare iyo gudidda caddaaladda Somaliland oo ay hogaaminayeen guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Axmed, wasiirka Caddaaladda iyo garsoorka Xuseen Axmed Caydiid, iyo Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here