Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Socdaal Ugu Baxay Dalka Kenya

0
845

Hargeysa, (HargeisaPress) โ€”ย Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta Safar Shaqo Ugu Baxay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Kaasi Oo Qaadan Doona mudo ย shan cisho ah.

 

โ€œWaxan ka qayb galayaa Shir ka dhacayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay soo qab-qaabiyey Jamacada ย Cape Town University , South Africa iyo Hayโ€ada Germany ah โ€œ waxanu ku saabsan yahay “Rule of Law”, ย Shirkaasi wuxuu socon doona afar cisho โ€œ ayuu yidhi Garyaqaan Aadan Xaaji Cali oo aan kula kulmay madaarka Hargeysa

 

Geesta kale Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta markii uu ka siiย  dhoofayay madaarka Cigaal kula kulmay qolka nasashada ee VIPda Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ย oo maanta dalka ku soo laabtay.

 

 

HargeisaPress News Desk โ€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here