Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay ku doorteen gudoomiye cusub ee manjaraha u haya gudida ruqsad bixinta iyo qareenadda Somaliland.
Waxaana gudidan oo ka kooban 7 xubnood isla markaana ka kala socday 5 hay’adood ay gudoomiyaha guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenadda Somaliland u doorteen Mustafe Kirix Cawad.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP