Burco, (HargeisaPress) —Gudida heer qaran ee abaaraha Somaliland ayaa manta deeq raashin ah oo loogu talagay sabamata bixinta dadka ay abaaruhu ku saameeyey gobolada bariga Somaliland soo gaadhsiiyay magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco