Guddoomiyaha Tamarta oo Soo Kormeeray Xarumaha Korontadda Caynaba

0
266

Caynaba (HP): Guddoomiyaha guddiga Tamarta Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray goobaha addeeg bixinta korontada ee gobolka Saraar.

Axmed Faarax Cadare, guddoomiyaha komishanka Tamarta Somaliland oo safar ku jooga gobolka Saraar, ayaa soo kormeeray xarumaha addeegyadda korontada ee Caynaba, iyo magaalooyinka kale ee gobolkaasi.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here