Guddoomiyaha SOLJA Oo Shaaciyay Bilawga Tartanka Cawke Aword

0
432

Hargaysa (HP): Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu sanad walba qabtaa Abaalmarinta cawke oo ku suntan dhiirigalinta saxafiyiinta, xuska maalinta saxaafadda iyo Shirwaynaha Saxafiyiinta Somaliland oo ku beegan 9-10 Nov 2021.
Sannadkan si la mid ah sanadihii hore waxa ay saxafiyiinta Somaliland ku tartamayaan abaalmarinta Cawke.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here