Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America Oo Bulshada Somaliland Ku Bogaadisay Ciidul-Adxada

0
1064

Hargeysa, (HargeisaPress) — Layla Maxamed Nuur, guddoomiyaha garabka haweenka xisbiga Kulmiye ee waqooyiga qaaradda Yurub, ayaa bulshada Somaliland iyo shucuubta caalamka ku bogaadisay munaasibadda Ciidul-Adxada.

Aniga oo ku hadlayay af haweenka reer Somaliland ee xisbiga kulmiye  waxan leyahay  umaada muslinka ahdhaman meelkasta jooga eid Mubarak gar ahan umada reer Somaliland waxan leyahay caafimad ku ciida  waxan sigara uhambalyayanaya  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadisa  Madaxweyne xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo marwadisa cidanka qaranka guurtida iyo madaxda xisbiga kulmiye waxan leyahay dhamaan caafimad iigu ciida,

Waxaan leeyahay Alle sanadka sanadkiisa nabad qab iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo”.

 

 

Layla Maxamed Nuur

Guddoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye Ee Waqooyiga America.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here