boorama, (HargeisaPress) — Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo gabagabeeyey wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay gobolka awdal.
Waxaana ay gudiidu baq dheer u direen bulshada gobolka awlda, iyagona sidoo kalena ku baraarujiyay inay qaataan kaadhka diiwaangalinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com