Addis ababa, (HargeisaPress) — Gudiga doorashada qaranka ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday warbixin la xidhiidha doorashada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia isaga oo soo bandhigay islamarkaana saadaliyey codbixinta sida ay u dhici karto.
–Tirada dadka ee DDSI ayaa lagu sheegay: 5,238,420
–Qiyaasta dadka xaqa u leh in ay codeeyaan: 2,095,368 (40% dadka ku dhaqan gobolka)
–Tirada dadka la filayo in ay codbixinta u dareeraan: 1,739,156 (turn out 83%)
–Guud ahaan haweenka codbixinta isu diiwangaliyey: 43%
Warbixintan ayuu boodhka doorashadu si rasmi ah ula wadaagay warbaahinta dalka iyada oo mar kale dib loo eegi doono dhamaadka bishan.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com