Hargeysa ,(HargeisaPress) —Guddiga abaaraha heer qaran ee Somaliland oo maalmihii u danbeeyeyba kulamo uga socdeen madaxtooyada Somaliland ayaa xalay soo saaray awaamiir iyo qodobo ku saabsan gurmadka iyo taakulanta dadka ay abaaruhu caydheeyeen ee ku dhaqan deegaanada gobolada dalka.
HargeisaPress News Desk —Hargeysa