Gobalka Gabiley Oo Si Balaadhan Loogu Qabtey Xuska 18ka May + SAWIRRO

0
907

Gabiley, (HargeisaPress) —Munaasibada balaadhan ee xuska 18ka may oo ah maalinta qaranka s/land ayaa si balaadhan loogu qabtey gobalka gabiley hadaba waxa munaasibada kazoo qayb galay dadwaynaha gobalka gabiley xildhabanada golaha barlaamanka iyo wasiiro hadaba munaasibadan oo ka dhacday goobta fagaaraha khayriyada  ayaa waxa buux dhaafiyey bulshada waynta reer gabiley oo iskugu jira bulshada qaybeeheda kala sida haweenka dhalinyarta waxgaradka aqoonyahanka .

GA

hadaba dabaal dega xuska qaranka ayaa gadhwadeenka maayarka gobalka gabiley mahamed aamin cumar sidoo kale badhasaabka gobalka hamse mahamed abdilaahi xubnaha golaha oo iyagu todabaadkii udanbeeyey aad uwacyi galinayey degmooyinka iyo tuuloyinka hoos yimaada gobalka gabiley sida ..degamada arabasiyo/wajaale/alllaybaday/agabar/geed balaadh/hadabada munaasibadan ayaa gabi ahaaan ka si balaadhan loogu qabtey guud ahaan gobalka gabiley isla markaana ay dadwayaha kusoo badhigayaan shucuurta dhabta iyo qaranimadooda .

GAB 2

hadaba ugu horayn waxa halkaasi hadalo ka jeediyey masuuliyinta kala duwan waxgarad aqoonyahan waxgarad abwaaano iyo qar ka mid xildhaanada golaha degaaanka gabiley ugu horayan duqa  maayar mahamed aamin cumar abdi ayaa qiimo leh hadalo gubaabo iyo dhiirigalin ujeediyey dadwaynaha gobalka gailey isagoo sheegay in maalinta qaranku ay dhiiga shacabka waynaha s/land oo ay usoo mareen dhib iyo daal badan oo soo galiyey qarankan s/land isagoo maayarku usheegay dadwaynaha in ilaaliyaan amaanka oo ay masuuli kasaraantahay cidkasta ooo wax ugaysanaysa wadankeen sharafta iyo karaamada badan ee ay anta ku nooolnahay nabad iyo macaan  .

 

sidoo kale badhasaabka gobalka hame mahamed abdi ayaa isaguna hadalo kooban oo dhiirigalinka iyo xoojiyo aadna loo wayneeyo maalinta xuska qaranka Somaliland oo ay dadwaynu shuucuurtooda muujiyaaan si heer qaranka aduunka ugudbiyaaan muwaadimadooda dhabta.

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here