Hargeysa, (HargeisaPress) —Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa dugsiyada Nuuradiin ee magaalada Hargeysa ku xukuntay inaanay daabacan karin manhajka qaran ee waxbarashada dalka.
go’aan xayiraada oo ah ka soo baxay maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa lagu sheegay inaanay madbacadaha gaarka loo leeyahay iyo tan qarankuba aanay dugsigaasi u daabici karin buugaagta manhajka qaran ee waxbarashada dalka.
Go’aanka ka soo baxay maxkamada Gobolka Ayaa U Dhignaa sidan