Geeri Naxdinleh: Xildhibaan C/raxmaan Talyanle oo hada ku geeriyooday Kimshospital Hyderabad India

0
1114
Marxuum Xildhibaan C.raxmaan Talyanle

Hyderabad, (HargeisaPress) —(Geeri Naxdinleh:Xildhibaan C/raxmaan Talyanle oo hada ku geeriyooday Kimshospital Hyderabad India  waxaa geerida nasoo gaadhsiiyay Aqoonyahan Mohamed mawliid xirsi oo goob joogo ka ahaa 20 minite ayaa laga joogaa geerida

INAALILAAHU WA INAALILAAHU RAAJUCUUN:

Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Talyanle oo ka tirsanaa Munayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland.
Ehelkii iyo Qaraabadiina iyo Qaranka Somaliland ee Ku baxay Samir iyo Imaan Ala Ha ka Siiyo.
Wuxuu ahaa shaqsi waxbadan soo gashaday dadkiisa iy dalkiisa isla markaana Kaalin lama ilaawaan Ah kasoo qaatay dib u dhiskii Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here