Gabiley: Wasaaradda Dastuurka Somaliland oo Daah-furtay Wacyigalin Ku Saabsan Barashada Dasduurka

0
674

Gabiley (Hargiesapress)- Wasaarada xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa magaalada Gabiley ka daah-furtay wacyi gelin ku saabsan barashada Dastuurka.

Waxaa munaaasibadan goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka, Agaasimaha guud ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha, Wasiirka wassaarada Isgaadhsiinta, Maamulka gobolka Gabiley iyo dadweynaha magaaladaasi.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here