Gabiley (HargeisaPress): Agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (ilkacase), ayaa shalay tababar u furay qaar ka mida bulshada ku dhaqan magaaladda Gabiley.
Tababarkaasi ayaa u jeedadiisu ahayd sidii dhalinyarada gobolkaasi loogu abuuri lahaa shaqo, isla markaana looga baajin lahaa balwadaha iyo dhibaatooyinka mukhaadaraadka.
Halkan Ka Daawo Warkaasi:
Hargeisa Press