Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka

0
160

BERBERA,(HargeisaPress)-Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here