Faysal Cali Waraabe: “Wax Dowlada Somaliya Ah oo Shaqaynaysaa Ma Jirto”

0
788
Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa waxaa uu ka hadlay muranka la xidhiidha arrimaha doorashooyinka ee Somaliland.

Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, isagoo ugu baaqay inuu dalka ka qabto doorasho deg deg ah.

Sidoo kale, Guddoomiye Faysal, ayaa weerar afka ku qaaday Madaxda Maamulka Soomaaliya, waxaanu sheegay inaanay jirin habayaraatee wax Dowlad Soomaaliya la yidhaahdo oo maanta shaqaynaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here