Fadeexad: Madaxweynayaasha Dalalka Somalia, South Africa, Uganda oo Dhex-seexday Shirkii Africa iyo Ruushka

0
991

Sochi (Hargeisa Press)- Waxaa si weyn loo baahiyay fadeexada muuqaalada Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya, South Africa iyo Ugnada oo ku dhex seexday Shir Madaxeedka Ruushka iyo dalalka Afrika oo ka furmay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Intii uu socday shirkaasi ayaa waxaa la arkayay sawiarada Madaxweynayaashaasi oo dhex seexday isaga oo uu socdo shirkaasi.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here