Drs. Edna Aadan Oo Fariimo Wacyigelineed U Dirtay Bulshadda Somaliland

0
1363

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa fariimo caafimaad oo lagaga gaashaamanayo faafitaanka xanuunka Corona Virus u dirtay bulshadda Somaliland.

Waxaanay dad weynaha ku baraarujisay in ay ka feejignaadaan haddii uu xanuunkaasi ku faafo Somaliland, sidaas darteedna bulshadda looga baahan yahay in ay qaadaan tallaabooyin lagaga feejignaanayo.

Drs. Edna Aadan, oo hadal dheer oo waraysi ah siisay telefishanka qaranka Somaliland waxa kaloo ay sheegtay in dadka reer Somaliland looga baahan yahay in ay qaataan tallooyinka dhakhaatiirta iyo bahda caafimaadka.

Sidaas darteedna bulshadda llga baahan yahay in ay ku baraarug sanaadaan saamaynta daran ee xanuunkaasi ku yeeshay caalamka.

Daawo Drs. Edna Oo Arrimahaas Ka Hadlaysa:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here