Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka baxay Marxuum maxamed sh cabdilaahi loodoon oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa laguna aasay Galinkii Danbe Ee Maanta.
Wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga Abiib Xasan Filfil
Genankii hore ee ciidanka qaranka Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif
Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
Xildhibaan Xasan Cawaale caynaan
Xildhibaan Bashiir Sh Xuseen Tukaale
Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen (Cabdilaahi black)
Dr Maxamed Awdaahir
Axmed Muxumed Cumar(Axmed Talyaani)
Maxamuud muuse meecaad
Axmed Daahir Qowdhan UD
Gen Faysal kaamil ciise
Daahir Xaaji Muuse
Nuur Muxumed (Nuuryare)
Dhamaan masuuliyintan waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan umada reer somaliand gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku waxayna ILAAHAY U BARYEEN IN UU GEEYO JANATU FARDOWSA SAMIR IYO IIMAAN SAADIQANA KASIIYO QAYSKIISA AAMIN AAMIN