Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhalinyarada iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka Saaxil oo shir jaraa;id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa taageero u muujiyay garabka uu hogaaminayo Jamaal Cali Xuseen,waxaanay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadda Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP