Dhacdo Naxdinle: Ilma Yar Oo Sedex Cisho La Raadiyay Iyo Halka Laga Helay Maydkiisa

0
477

Gabiley, Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho h waxaa maydkiisa laga helay meel buuro ah

Eheleda wiilkan yar ayaa ka waramay mudadii ay la,aayeen halista deegaankan oo aan lahayn wax wadooyin ah islamarkaana ah dhul ubadan buuro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here