Gabiley, Ilmayar oo shan sano jiray islamarkaana ku lumay deegaanka daarima ee waqooyiga gobolka gabiley ayaa raacdo dheer kadib oo qaadatay mudo sedex cisho h waxaa maydkiisa laga helay meel buuro ah
Eheleda wiilkan yar ayaa ka waramay mudadii ay la,aayeen halista deegaankan oo aan lahayn wax wadooyin ah islamarkaana ah dhul ubadan buuro.