Buuhoodle (Hargeisa Press)- Ciidamada Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa digniin adag u diray maamul goboleedka Puntland, Iyagoona uga digay inay abuuraan falal amni daro ah.
Dhinaca kale, Ciidamadan Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Buuhoodle ayaa u anba baxay magaalooyinka Kalshaale, Maygaagle, Sarajoogle iyo Qorulugud.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.