Berbera, (HargeisaPress) —dawlada Somaliland ayaa maanta dawlada turkiga ka gudoontay markab sida deeq mucaawimo ah oo raashin isla markaana ay Somaliland usoo dirtay dawlada Turkigu kadib markii dawlada Somaliland dhawaan baaq u dirty dawlada turkiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/sT7SiMDwoxU
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP