Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxwaynaha dalka jabuuti Mudane ismaaciil cumar geele ayaa sheegay in laba qof oo muwaadiniin reer jabuutiya aga helay xanuunka coronavirus
Sidoo kale madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo dalwada jabuuti kula tacaalaysa.