Djibouti (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technolgy-da ee dalka Jabuuti Ridwaan Cabdilaahi ayaa waxaa uu goordhawayd ka hadley Markabkii siday xadhkaha isgaadhsiinta ee badda la hoos mariyo oo ay xukuumada Somaliland dib ugu celisay dalkaasi.
Waxaa uu Wasiirka isgaadhsiinta Jabuuti uu sheegay in arintaasi ay Somaliland ku soo celisay Markabkaasi ay sababteedu tahay aafgaranwaa oo ka dhex dhacay labada dawladood.