Dahabshiil Oo $300,000 Kaga Qayb Qaatay Suuqii Gubtay Ee Wajaale

0
463

Hargaysa (HP): Shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ayaa noqotay shirkadda bixisay lacagta ugu badan ee qaadhaanka dib u dhiska suuqii gubtay ee magaaladda Wajaale.

Waxaanay shirkadda Dahabshiil Group bixisay lacag qadarkeedu dhan yahay $300,000 oo dollarka Maraykanka ah.

Sida uu shaaciyay maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil C/rashiid Maxamed Ducaale, oo hadal ka jeediyax xaflad qaadhaan loogu ururinayay suuqii dhawaan gubtay ee degmadds Tog-Wajaale.

DAAWO: Khudbadii C/rashiid Dahabshiil:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here