Dad Ku Sumoobay Neef Geela Oo Ay Qasheen Oo Cusbitaalka Burco Lasoo Gaadhsiiyay +Tirada Dadka Sumoobay Iyo Dadkii Sumooday Oo Ka Waramay Siday Wax U Dhaceen

0
1656

Burco,(HargeisaPress) —28 qof oo ku sumoobay neef geela oo ay qasheen ayaa la keenay cusbitaalka guud ee magaaalada Burco. Waxaana dhacdadan ay ka dhacday deegaanka Kalasharka ee duleedka waqooyi ee magaalada Burco.

Dhakhaatiirta ka hawl gasha cusbitaalka magaalada Burco ayaa ka warbixiyay xaalada caafimaad ee dadkan,sidoo kalena qaar kamida dadkan sumoobay ayaa iyaguna dhankooda ka hadlay siday wax u dhaceen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here