Daawo: Xildhibaan Jirde oo Bogaadiyey Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka

0
860

HARGEISA , (HargeisaPress) —Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud oo ka tirsan Golaha Guurtiga ayaa xukuumada iyo axsaabta qarankaba ku bogaadiyey go’aankii ay ku hakiyeen diiwaangelinta codbixiyayaasha Xildhibaanka oo maanta u waramay Saxaafadda.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here