Daawo Sawirada Qaabka Magaalada Hargeysa Loogu Diyaar Garoobayo Xuska 18-May Oo Maalinta Bari Ah Ku Beegan Iyo Quruxda Astaanta Qaranka Somaliland

0
1931

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maalinta bari ah laga xusayaa guud ahanba gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland maalintii magalada burco lagaga dhawaaqay gooni isku taaga jamhruuiyada somliland oo ku beegan 18-may ahna sanadguuradii 25-aad ee kasoo wareegtay gooni iskutaaga Somaliland.

xsuka

Magaalada hargeysa ee caasimada dalka Somaliland ayaa si wayn looga dareemayaa xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-May, iyada oo astaanta calanka qaranka Somaliland lagu wada xardhay guud ahana goobaha ganacsi,gawaadhida, waxaana astaanta qaranka lagu iibinayaa suuqyada magaalada hargeysa.

xusk 5

Hargeisa Iyo Nawaxigeeda Aad Ku Arkaysaa Iyada Oo Meel Walba Lagu Xardhay Astaanka Qarankani Leeyahay Ee Calanka Jamhuuriyada Somaliland,Waxaanad Ku Arkaysaa Badhtamaha Suuqayada Kala Duwan Ee Magaalada Astaamo Kala Duwan Oo Lagu Waynaynayo Maalintan Oo Lagu Dhajiyey Meheradaha Hortooda Taasi Oo Ay Amar Ku Bixisay.

xuska 2

xuska 3

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here