Berbera, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Berbera laga xusay xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May oo ah maalintii dhidibada loo taagay jamhuuriyada Somaliland,waxaana masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo degmada Berbera ayaa waxay soo bandhigeen talaabooyin ay shacabka Berbera kaga ururinayaan qaadhaan Lacageed.
https://youtu.be/fZRy2QC7XI8
HargeisaPress News Desk — Hargeysa