Daawo Muuqaal: Wejiga Sadexaad ee Hagaajinta Bilicda Magaalada Laascaanood

0
1182
Laascaanood, (HargeisaPress) — Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood ayaa bilowday hawlgalkii sadexaad ee qorshaha hagaajinta iyo dib u habaynta Magaalada laascaanood, halkaas oo uu dhowaan Madaxweynaha Somaliland ka dhagax dhigay mashaariic Horumarineed oo ay ka mid ahaayeen afar waddo oo laami ah, iyo ceel biyo macaan ah, horena ay uga socdeen dhismaha mashaariicda Mac-hadka Boodhanka ee hablaha iyo wiilasha oo ay ku baxayso lacag dhan Hal ilyan oo doolar iyo Garoonka diyaaradaha, isla markaana hore looga hirgeliyey mashaariic ay ugu waaweynaayeen Mac-hadka Caafimaadka iyo Garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here