Daawo Muuqaal: Wasiir Cukuse oo Jawaab adag u diray Madaxweynaha Somalia

0
828

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Maamulka taagta daran ee Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here