Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Qoyska iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta taageero gaadhsiisay Xarunta dhaqancelinta iyo Xanaanada Dhallaanka ee Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa