Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta qabatay kulankoodii labo biloodlaha ahaa kaasoo si weyn loogu eegay qorshayaasha baabi’inta seerayaasha iyo joojinta dhul daaqsimeedka la kala iibsanayo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa