Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha Fulinta Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed ayaa ka waramay Dallada Dhalinyrada iyo hawalaha ay qabtan sidana waxa uu ku sheegay Wareysi uu siyay Tv-ga qaranka SLNTV.
Dalada dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo ah dalada ay ku midoobeen dhamaan ururada dhalinyarada Somaliland ayaa hada u tafa xaydan sidii ay wax ugu qaban lahayd dhalinyarada Somalialnd.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com