Daawo Muuqaal: Wado Cusub oo loo dhisayo Degmada Widh Widh iyo Wefti Wasaaradda Caafimaadka ah oo Gaadhay

0
952

Widh Widh , (HargeisaPress) — Agaasimaha waaxda Qaaxada ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa ayaa Kormeer ku tegay Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle, Halka si rasmi ah Maanta Degmada Widh Widh ka Bilowday Wado Isku Xidhi doonta Magaalada Laascaanood iyo Degmada Widh Widh.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here