Daawo Muuqaal: Suldaanka Xasan Oo Go’aamo Kasoo Saaray Salaadiintii Ay Xukuumaddu U Xidh Xidhay Weerarkii Lagu Qaaday Goobta Diiwaangalinta Degmada Lughaya

0
701

Hargeysa, (HargeisaPress) —Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan Xasan ayaa ka hadlay salaadiin beeshiisa ah oo ay xukuumadda somaliland u xidh xidhay weerarkii lagu qaaday goobtii diiwangalinitu ka socotay ee degmada lughaya ee gobolka Awdal.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here