Hargeysa, (HargeisaPress) — Maalinta caalamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL, waxaana munaasabad xuskaa ka mid ahi ka dhacday Magaalada caasimadda ah ee Hargaysa, taasoo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina Sh maxamed Jirde iyo Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye).
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com
hargeisapress@gmail.com