Hargeysa, (HargeisaPress) — Jamhuuriyadda Somaliland oo ku jirta dadaalo horumarineed oo maalinba ta xigta soo kordhaya ayaa maanta nasiib u yeelatay inay soo bandhigto Diyaarad Nooca Helicopter-ta ah oo ay Engineero reer Somaliland ahi ku sameeyeen Magaalada Hargaysa
HALKAN KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com