Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa ku qaabilay Safiirka dawlada faransiiska u fadhiya Magaalada Nairobi, waxana uu kala hadlay mashaariicda dawlada faransiisku ka hirgelinayso Dalkan JSL iyo waxyaabaha u qorshaysan Mustaqbalka dhow.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa