Daawo Muuqaal: Saanadda Naxdinta Leh ee Ruushka. (Gantaalka TOPOL.M)

0
1051

Hargeysa, (HargeisaPress) โ€”Wadooyinka tuuada Tiyeeko ee Mandaqada Manawa ee Dalkaasi Ruushka , ma aha shayga keliya ee aad ku arkaysaa boodhadhka xayaysiisyada iyo xarumaha ganacsi ee halkaa ku yaalla laakiin sidoo kale waxaย  waddo kasta kaaga muuqanaya looxyada ama boodhahdhka ay ku xardhan yihiin gantaalaha ridada fog ee nooceedu yahay Topol M kana mid ah saanadda ciidamada ee wadankaasi .

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalkaย 

 

https://youtu.be/xJxYYaPS1ic

ย 

 

 

 

HargeisaPress News Desk โ€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here