Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbad Ujeediyay Wufuudda Ka Qayb Qaadanaysa Kulanka Degaanka

0
999

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qaabilay wufuudda ka soo qayb gashay shirka degaanka  Geeska Africa oo shalay ka furmay Hargeysa. Kulanka oo ah kii sideedaad oo markii u horaysay Somaliland lagu qabtay waxaa ka soo qayb galay wufuud ka kala socda dalalka dariska ah iyo kuwo caalamka ka kala yimid.

 

Madaxweynaha oo khudbad ujeediyay wufuudda ayaa sheegay inay Somaliland ka go’an tahay hirgalinta degaan la isku halayn karo oo ilaashan. Waxa uu sheegay in degaanka ay ku nool yihiin xoolaha oo laf dhabar u ah dhaqan dhaqaalaha Somaliland.

sil 8

 

Member of Delegates

 

1 Dr.araya Ethiopia Executive Director, HOA-REC&N
2 Dr.muwia shadad sudan President,  HoA -REC&N
3 Dr.R.K. Pachauri India Executive Director, the energy institute
4 Jean Christophe henry France Director , Oceanium
5 Mr.abdirahman Mohamed ahmed Djibouti Deputy Director HoAREC
6 MR. Edwin Brown USA US Department ,HAWEN Coordinator
7 Dr. Abdurrahman  Hussein Djama Djibouti HoAREC-Djibouti
8 Mr. Hussein Kassim Mohamed Djibouti HoAREC-Djibouti
9 Mr.ofleh Boutj Hussein Djibouti HoAREC-Djibouti
10 Ato Tekle W/ Gerima Ethiopia Executive Director,Gullele Botanical Garden
11 Eng. Yoseph Bereded Samuel ABBA Architect
12 Dr,Girma Balcha Ethiopia Chair of the Ethiopian Climate change form
13 Dr. Almaz Tadesse Ethiopia HoAREC
14 Mr.ofleh Boutj Hussein Ethiopia HoAREC
15 Mr.Tesagaye ladiso Ethiopia HoAREC
16 Ms. Asmeret K/Mariam Ethiopia HoAREC
17 Mr. John  kamanga Kenya HoAREC
18 Prof.george O.Owiti Kenya HoAREC
19 Dr, nadir Yusuf  Hamdan  El Jack Sudan HoAREC
20 Prof. sumaia Elsayed Sudan HoAREC
21 Dr.Augustin Bong South Sudan HoAREC
22 Dr. malik doka South Sudan HoAREC
23 Prof.abdi Gaas Somaliland HoAREC
24 Ms.khadra Omer Somaliland HoAREC
25 Mohamed Ahmed Somaliland BVO
26 Abdirashid Aden Gahnug Somaliland BVO
27 Nasir Mohamed Ali Somaliland BVO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here