Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Tartankii Xaglo-Toosiye ?

0
924

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay soona xidhay shirkii xisbiga kulmiye ee shalay bilowday waxana madaxweynuhu ka hadlay dareenkii ay muujiyeen Musharixiintii tartamay gaar ahaan Musharaxii Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye).

Β 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here